Raadgoob.com
Dag Dag:- Dabaal Dag Lagu Taageersan Yahay Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Hadda Ka Bilaabmay Somaliland
November 21, 2017 - Written by admin

Wararka naga soo gaadhaya guud ahaan Gobolada Somaliland ayaa sheegaya in ka dib dhawaaqii Komishanka doorashooyinka ay ku dhawaaqeen uu ku guulaystay jagada Madaxtinimada dalka Muuse Biixi Cabdi ay taageerayaasha kulmiye bilaabeen banaan bax lagu taageero Musharax guulaystay

COMMENTS
Latest News