Waa kuma Ciyaartoyga Ku Guulaystay Xidigii Ugu Fiicnaa Kulamadii Shanaad Ee Champions Leaque Eden Hazard, Crisitano Ronaldo, Neymar jr Mise Xidig Kale?

hargaysa (RGN)

UEFA ayaa shalay ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda ku tartamayay xidigii ugu fiicnaa kulamadii shanaad ee heerka Goupyada Champions Leaque ee talaadadii iyo arbacadii la ciyaaray. Usbuuc kasta oo la ciyaaro tartanka Champions Leaque, waxay UEFA marka la soo gabagabeeyo kulamadan ay soo saartaa xidigaha ugu bandhiga fiicnaa

si jamaahiirta kubbada cagta aduunku ugu codeeyaan xidigii todobaad ee Champions Leaque ugu fiicnaa.  Kadib codbixintii tan iyo shalay ay jamaahiirta kubbada cagta aduunku ka qayb galayeen ayaa la soo xidhay waxayna UEFA shaacisay xidiga ku guulaystay codbixintii la bixiyay ee loo aqoonsaday ciyaartoygii ugu fiicnaa kulamadii shanaad ee Champions Leaque.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *