Raadgoob.com
Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabelle maanta ku Dhawaaqay Xubnaha golihiisa
November 29, 2017 - Written by admin

HARGAYSA (RGN)
Madaxweynaha Hirshabelle ayaa maanta ku dhawaaqay Xubnihiisa Golaha Wasiirada Somaliya oo ka kooban 57 Xubnood.Golaha Wasiirada Hirshabelle, ayaa isugu jira 20 Wasiir, 20 Wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle oo qaarkood ka mid ahaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble.Wararka ayaa waxa ay sheegayaan inay ku jiraan xubnaha Golaha Wasiirada kuwa ku cusub saaxadda Siyaasada dalka.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow magaalada Jowhar kaga dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee maamulkiisa.

Xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub iyo qaar ka mid ahaa golihii wasiirada maamulkii Cali Cabdillaahi Cosoble.

Magacayada Wasiirada la magacaabay hoos ka akhriso:-

COMMENTS
Latest News