Raadgoob.com
Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Oo Ka Hadlay Aragtida Ay Ka Qabaan Go,aankii Maxkamad Ku Meel Marisay Natiijada Doorashada
November 29, 2017 - Written by admin

HARGAYSA (RGN) Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye ayaa ka hadlay go’aanka ay maxkamada sare ee somaliland ka qaadatay natiijadii doorashada madaxtooyada ee ay u soo gudbiyeen guddida doorashada somaliland.

Xoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi Iyo Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan go’aanka ay maxkamada sare ka qaadatay natiijadii doorashada madaxtooyada.

Ugu horayn gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel oo ka hadlaya dareenka ay ka qabaan go’anka maxkamada ayaa waxa uu yidhi “Waxaanu u aragnaa ku dhawaaqista maxkamadu inay tahay dhamaystirka sharciyadii doorashada, ku dhawaaqista guddida doorashaduna waa ku meel gaar ah

COMMENTS
Latest News