Liiska Ciyaartoyda Ugu Fiican Ee Globe Soccer Award 2017 Oo La Shaaciiyay.

HARGASYA(RGN)

Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay liiska musharaxiinta xidigaha sanadkan 2017 iskugu soo hadhay abaal marinta Globe Soccer Award oo sanad kasta la bixiyo iyada oo la soo xulo ciyaartoyda ugu bandhiga fiican sanadka waxaana markale liiskan ka soo muuqday Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar Jr kuwaas oo dhawaan ku tartamayay abaal marintii xidiga aduunka ugu fiican ee FIFA ku qabtay London iyada oo Ronaldo abaal marinta The Best ku garaacay Messi oo kaalinta labaad galay iyo Neymar oo kaalinta saddexaad galay.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *