Weedho Ama Oraahyo Murti Leh

Gabar kasta oo careysan ama murugaysan waxaa ka dambeeya nin aan wax fikrad ah ka haysan waxa qaldan uu sameeyay

2. Wiilashu inta badan ma gartaan sida wax yar oo ay sameeyeen ama yiraahdeen u dhaawici karo dareenka iyo qalbiga gabadha

3. In aad gabar jeclaato waa waxa labaad. Marka koowaad baro in aad xushmeyso

4. Ogsoonow hadii aysan adiga Amiirad kula ahayn, Walaalkeed agteeda ayay Boqorad ka ahayd, Aabaheed ayay u ahayd hadiyadi ugu qaalisaneyd ee Eebe siiyay

5. Dumarku had iyo jeer uma baahna Qeylo iyo wax sheeg joogta ah. Mararka qaarkood waxay u baahan yihiin Gacan ay qabsadaan, Dhego dhageysta, iyo Qalbi fahma




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *