Raadgoob.com
Bandhigga Buugga #RAAD_RAACA_GUUSHA QORA: Nasra Cabdi Ahmed
December 12, 2017 - Written by admin

 

Bahda Hal-abuurka Iyo Qoraalka #Hal-#Qor waxay idinku marti qaadaysaa
Bandhigga Buugga #RAAD_RAACA_GUUSHA
#Qoraa: Nasra cabdi axmed
#Goobta: #Hoolka #Haayadda shaqaalaha
#Goorta: 15/12/2017
#Goor sheegta: 06:30-09:00 Fiidnimo.
#Maalinta #Jimcaha Habeenka #Sabti soo galayso Insha Allah.
#Caways #Wanaagsan baan inoo rejaynayaa idilkeenba iddamka Alle.

#Tigidho laguma galayo kuraasta un yaan lagaa buuxin insha Allah.

HAL-QOR IYO HARGAYSA

 

 

 

COMMENTS
Latest News