Tudhaale Motivation and Training Academy

Tudhaale Motivation and Training Academy

Waxa Banaan Hal Fasal oo qaybta Horumarinta Aadamaha ah oo aan wali xidhmin, Habeenkiina hal fasal oo aanu ugu talo galnay Dadka shaqeeya Maalintii ayaanu diiwaangalintiisa wadnaa.

Ku mention garee haddii aad garanayso qof baahi u qaba in uu horumariyo naftiisa, helana xirfadahan ka caawinaya helista shaqada iyo kor u qaadista horuminta noloshiisa.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: