Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaarrada Maaliyada oo xilalka la wareegay

hargaysa(RGN)

Wasiirka cusub ee Maaliyada Yusuf Maxamed Cabdi Raage iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Daahir Axmed, ayaa xilalkii kala wareegay masuuliyiintii hore, xaflad lagu qabtay xarunta Wasaaradaas.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: