13 Qodob Oo Laga Soo SaarayKulankii Golaha Wasiirrada Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeeyay Hargeysa Iyo Nuxurka qodobada lagsoosaaray

( raadgoob.com)

Kulankii golaha wasiirrada ee xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi uga socday socday Hotel Royal Palace ee magaaladda Hargeysa ayaa maanta la soo gabagabeeyay.

Kulankan oo socday muddo afar maalmood ah ayaa xubnaha wasiirrada ah waxa lagu siiyey tabobar la xidhiidha xoojinta wadashaqeynta wasaaraddaha iyo sidoo kale dardargelinta hawlaha qaran ee horyaala xukuumadda madaxweyne Muuse.

Gabagabadii kulankan waxa laga soo saaray 13 qodob, sida lagu sheegay war-murtiyeed kasoo baxay aqalka madaxtooyada, kaasi oo u dhugnaa sidan;




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: