Raadgoob.com
RASMI: Iska Ilow Lionel Messi & Cristiano Ronaldo – Harry Kane Ayaa Noqday Xiddiga Ugu Goolasha Badan Sannadkan 2017
December 26, 2017 - Written by admin

(raadgoob.com)

Seddexleydii uu maanta weeraryahanka Tottenham Harry Kane ayaa keentay inuu jabiyo rikoorkii gooldhalinta sannadka ee Premier League ee uu in muddo ah hayay Alan Shearer, iyadoo weeraryahankii hore ee Ingariiska uu u hambalyeeyay ninka jabiyay rikoorkiisa.

Harry Kane ayaa barbareeyay rikoorkii Alan Shearer ee 36da gool ee uu dhaliyay sannad gudaheed kulankii uu seddexleyda ka dhaliyay Burnley, waxaana ay ku qaadatay kaliya 22 daqiiqo inuu jabiyo rikoorka Shearer markii uu shabaqa ka soo taabtay Southampton maanta.

COMMENTS
Latest News