Dhismaha saldhigga militariga Imaaraatka ee Berbera oo “hakad galay

Jamhuuriyadda  Somaliland ayaa sheegtay inay jiraan arrimo farsamo oo keenay inuu hakad ku yimaado mashruucii dhismaha saldhiga milateri ee Isutagga Imaaraadka Carabta uu ka samayn lahaa magaalada Berbera.

Wasiirka arimaha dibedda ee Somaliland, Dr Sacad Cali Shire, oo wareysi gaar ah siiyay BBC wuxuu ka jawaabay muuqaal ku baahay baraha bulshada oo aan la xaqiijin, kaas oo la sheegay in ay Xuutiyiinta ka dagaallama dalka Yemen ay Somaliland uga digayso saldhiga militeri ee Imaaraatka ay ka siisay garoonka diyaaradaha ee Berbera.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: