Barnaamij gaar ah oo ku saabsan dhacdooyinki sandkan ee Soomaaliya

Toddobaadkanna waxaan idiin soo gudbin doona barnaamijyo gaar ah oo aynu ku eegeyno waxyaabihi ugu waa weynaa ee sandkan dhacay.

Barnaamijkeena saaka ugu horreeyana waxaan ku bilaabeynaa saameynta qaraxyada ka dhaca Muqdisho ay ku reebaan ehelada iyo qoysaska ku waaya xubnaha ka tirsan qoyskooda.

Barnaamijka qeybta ugu horreyso waakan wariyaha BBC-da ee magaalada Muqdisho Ibrahim Maxamed Adan, oo soo diyaariyay oo inala socod siiyo.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: