DAAWO: Subxanallah Cunug Yar Oo Musqul Laga Soo Saaray Degmada Wadajir Iyo Hooyadii Ku Riday Magaceda…

Dhacdo muruga badan oo la yaab ku noqotay dadka degaanka ayaa ka dhacday Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir kadib markii mid kamid ah xaafadaha Degmadaasi musqusheda laga soo saaray cunug yar oo lagu riday.

Mid kamid ah dadka ku nool xaafada ay dhacdadaan ka dhacday oo la hadlay warbaahinta ayaa shegay in mid kamid xaafadaha ku yaalo Degmada Dharkenley gabar shaqaale ka aheyd ay cunug dhashay ku riday musqusha xaafada si aan loo arkin taas oo sababtay in waqti danbe la arko.

“Waxa isoo wacay Adeerkey oo xaafada lahaa waxana igu yiri mala socota wax ka dhacay xaafada may ayaa dhahay kadib xafada ismaaday amigo raadinayo dhacdada gabar shaqaale ka aheyd ayaa gabar dhashay ku riday musqusha detana hagaajisay si aysan u ogaan dadka xaaafada,

Waqti kadib ayaa markii la yimid xafada waxa la maqlay cunug ka qeylinayo musqusha hadii lasoo dul joogsaday godki musqusha waxa ka qeylinayo cunug yar intaas markii la arkay ayaa la isugu yeray dhamaan dadkii xafada waxana la jabiyay musqushii si looga soo saaro cunuga yarka’ ayu yiri mid kamid dadka xaafada.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Dhacdaaan ayaa noqotay mid ku cusub xaafada taas oo la yaab ku noqotay dadka xaafada waxana ilaa hada la waayey gabadhii dhashay cunuga ee ku riday musqusha.

xigasho warqaad




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: