Madaxwayne Farmaajo oo Garawe gaaray

axaa goor dhaw magaaladda Garawe gaaray Madaxwaynaha Dowladda Fedraaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo wafdi uu hogaaminayo.

Madaxwaynaha ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiinta maamulka Puntland iyo dadwayne kale.

Madaxwaynaha ayaa lagu wadaa in maalinta barito ah uu xarigga ka jaro garoonka diyaaradaha ee cusub ee magaalada Garawe.

Madaxwayne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Puntland waxa uu kulamo la qaadan doonaa masuuliyiinta Puntland.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: