Trump oo “illaaway” heesta calanka Mareykanka

hargaysa raadgoob.com
Dadka qaarna way ku oriyeen, kuwana way u sacbiyeen

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa lagu soo dhoweeyay sacab iyo iyadoo dadka qaarna ay ku qeyliyeen intii uu garoonka ku sugnaa ee la qaadayay heesta calanka.

Laakiin markii heesta la bilaabay, dadka isticmaala baraha bulshada waxay ku leexdeen dhaqankiisa ku wajahnaa astaanta.

Taageerayaasha Trump waxay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay arkaan madaxweynaha oo gacantiisa saarantahay wadnihiisa, balse kuwa mucaaradka ku ah waxay sheegayaan in ereyada uu hilmaamay.

adi ah isaga taagan, iyadoo heesta ay socoto. Sharciga wuxuu dhigayaa:

  • Marka heesta ay socoto oo calanka la muujiyo, waa in dadka oo dhan, marka laga reebo kuwa dharka askarta xiran, ay istaagaan oo ay eegaan calanka iyagoo gacanta midigta saaranaya wadnaha.

Madaxweynihii hore Barack Obama wuxuu si joogto ah u diidi jiray in gacanta uu saaro wadnaha, xilligii uu ku jiray ololihii doorashada ee 2008-dii. Wuxuu ku dooday in awowgii uu baray in sidaa la sameeyo xilliga balanqaadka iyo in la heeso xilliga astaanta.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: