Madaxweynihi hore Iyo Marwadiisi Ayaa Saaka Lug Ku Dhexmaray Suuqyada Magalada Hargaysa

Madaxweynihii Hore Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud  (Siilanyo ) Iyo Marwadiisi  Aamina Maxamuud Jirde Ayaa  Saaka Lug Ku Dhexmaray Suuqyada Magalada Hargaysa, Sida Sawirada Idiinka Muuqata Waxaa Uu Socdaalkiisa  Ex Madaxweyo Silaanyo  Ka Soo Bilaabay  Hoyga Uu Ka Deganyahan Magalada Hargaysa  

 

Bulshada Caafimada Hargaysa  Ayaa Madaxweynahoodii Hore  Ee Intii Uu Dalka Xukumaayey Gaadhsiiyey Horumarka  Salaan Iyo Mahadnaq  Kala  Horminaaney Wado Kasto Uu Maro Ex Madaxweyne Silaanyo.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *