Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Magacaabay Guudiga Gurmadka Abaaraha Ee Degmada Lughaya

Badhasaabka Gobolka Awdal mud. Maxamed Jibriil Buraale Gaaxnuug ayaa manta wareegto ku magacaabay gudiga abaaraha ee degmada Lughaya, kuwaas oo ka shaqayn doona howlaha samata bixinta iyo gurmadka dadka ay naafeeyeen abaaraha soo noq  noqday ee ragaadiyay degmadaasi.

Gudiga oo ka kooban sagaal xubnood oo iskugu jira salaadiin waxgarad iyo ganacsado ayaa maamulka gobolka Awdal ansixiyeen kadib codsi uga yimid maayarka degmada Lughaya.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: