Man Uniten oo Kagala Soo Wareegta Alexis arsenal

hargaysa (raadgoob.com)

Kooxda Manchester United ayaa dhinaceeda kaga dhawaaqday heshiiska Alexis Sanchez oo ay kala soo wareegtay Arsenal kaas oo ay si toos ah ugu kala badasheen Mkhitaryan oo isna Emirates Stadium heshiiskiisa hadda looga dhawaaqay. Man United ayaa hab muuqaal ah oo ka duwan Arsenal ku soo bandhigtay heshiiska Alexis Sanchez.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: