Raadgoob.com
Madaxweyne Muuse Biixi oon Ka Jawaabo Hadalkii Suldaan Maxamed Kana Gaabsado Dhawaaqii Suldaan Xasan?
January 25, 2018 - Written by admin

hargaysa(raadgoob.com)

Madaxweyne Muuse Biixi oo hore uga gaabsaday inuu ka hal celiyo weedho hore uga soo yeedhay suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo ku dhawaaqay hadalo bulshada kala fogaynaya ayaa markan si toos ah ugu jawaabay Suldaan Maxamed.

Madaxweynen Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta ka hadlayey kormeer uu ku tagay xarunta wasaarada caafimaadka somaliland ayaa wax aan loo dulqaadan Karin ku tilmaamay hadalada ka soo yeedhay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

 

COMMENTS
Latest News