Dawlada Somaliland Oo Shaacisay Inay Dib U Bilaabmayaan Wadda Haddaladii Soomaaliya

raadgoob.com

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay is bedelka ku yimid Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland laba sannadood oo uu xilka hayay, safar muddo laba toddobada qaatay oo uu ku tagay dalalka Itoobiya iyo Ingiriiska, halka uu ku dambeeyey maamulkii hawada Somaliland ee Somaliya lagu wareejiyey, wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxa ka jira wadamada la filayo inay wada hadalada qayb ka noqdaan iyo isku daygii fashilmay ee Farmaajo ku doonayey inuu kursiga IGAD ku geeyo masuul ka soo jeeda dhalasho ahaan Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay ayaa wareysigu wuxuu u dhacay sidan

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: