Raadgoob.com
xukuumada Muuse Biixi ay ku guuldaraysatay inay dadka dalka midayso f aysal Cali Waraabe
February 4, 2018 - Written by admin

raadgoob.com

Aniga Iyo Cabdiraxmaan Ciro Waanu Shiraynaa, Ninkan Muuse Furihiisa Keena Waanu La Nahay Oo Furaba Ma Lehee.”..Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Ca li Waraabe ayaa sheegay in xukuumada Muuse Biixi ay ku guuldaraysatay inay dadka dalka midayso islamarkaana aanay weli daawo u helin dildilaacii ka dhashay doorashadii madaxtooyada.

 

COMMENTS
Latest News