Raadgoob.com
Taiwan: Tirada dhimashada ayaa kor u kacday kooxaha samatabbixinta ayaa daad guraynay dadka
February 8, 2018 - Written by admin

Shaqaalaha badbaadada ayaa ku dhexjiray burburka, iyaga oo raadinaya ugu yaraan 58 qof oo la la’yahay sida  duufan xoogeedu  yahay  6.4 magnitude oo ku dhufatay xeebta bari ee Taiwan.

Inkastoo howlgallada goobidda iyo samatabbixintu ay socdeen, haddana tduufan xoogeedu yahay  5.7 ayaa ku dhuftay Arbacadii meel u dhow magaalada dekedda Hualien, oo 120km koonfur kaga beegan caasimadda Taipei. Dadka deegaanku waxay sidoo kale ku dhufteen in ka badan
In ka badan 260 qof ayaa ku dhaawacmay dhulgariirka weyn ee ku dhuftey aroornimada Arbacada ka dib, taasoo keentay burbur hudheel ah iyo dhismooyin dhowr ah, sida uu sheegay Hay’adda Dabka ee Qaranka.

Ugu yaraan todoba qof ayaa  dhinatay , 67 kalena weli lama helin, Xarunta Howl-galka Gurmadka ee Taiwan ayaa sheegtay.
oo ka soo baxa Hualien, ayaa sheegay in dab-demiyeyaashu ay aaminsan yihiin in qaar ka mid ah 50-qof ay ku xayiran yihiin mid ka mid ah dhismooyinka “si fudud u  burburaya
hargaysa (raadgoob.com)

COMMENTS
Latest News