Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya 1500 Maxbuus Xoriyadoodii Useecelisay

Madaxweynaha dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa cafis u fidiyey maxaabiis gaadhaysa 1500 kuwaas oo ku xidhnaa xabsiyada dawlad deegaanka.

Maxaabiistan ayaa lagu wadaa in laga sii daayo xabsiga dhexe ee magaalada Jigjiga ee xarunta maamul goboleedka soomaalida Itoobiya.

Maxaabiistan ayaa la sheegay inay iskugu jiraan kuwo u xidhnaa arimo siyaasadeed, kuwaas oo ay ku jiraan xubno ka tirsan jabhada ONLF.

Talaabada uu qaadayo madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar  ayaa ku soo beegmaysa wakhti ay dawlada federaalka ah ee Itoobiya ay xabsiyada ka sii daysay maxaabiis badan oo la xidhay.

Dhinaca kale  waxa dhawaan bilaabmay wadda

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: