Raadgoob.com
Dawlada Jabuuti Oo ka baxaday Heshiis Ay Kula Jirtay Shirkada DP World
February 23, 2018 - Written by admin

hargaysaraadgoob.com

Dawlada Jamhuuriyada Jabuuti ayaa guud ahaanba laashay heshiis ay kula jirtay shirkada maamushaha dekedaha ee DP World.

Heshiiska ay dawlada Jabuuti laashay ayaa dhigayey in shirkada Dp World ay maamusho dekeda Dooraale oo ka mid ah dekedaha ugu muhiimsan ee wadankaasi, taas oo masaafo gaadhaysa 5km u jirta magaalada Caasimada ah.

Go’aanka ay dawlada jabuuti ku laashay heshiiskii ay kula jirtay shirkada DP World ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, kaas oo lagu sheegay in dawlada Jabuuti ay go’aan ku gaadhay inay ka baxdo heshiiskii ay kula jirtay shirkada DP World ka dib markii lagu guul

COMMENTS
Latest News