Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye NAC NAC Oo ka mid ah Xildhibaanda golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta ka hadlay hadl dhawaan tanba laysal dhex maraayay oo ku saabsan Buug uu qoray wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland buugaas u wasiirku qoray ayaa waxa ku jirtay hadlo xanafa ah oo meel ka dhac ku ah Dumarka Somaliland
Xildhibaan NacNac ayaa waxa uu sheegay inay Ay wasiirka warfaafinta Somaliland ay u yeedhi doonan xildhibaanada GolahaWakiilada Somaliland waxana ka waydiin doonan Maansooyinkii uu wasiirku buugaasi ku qoray Ee meelkadhaca ku Ahaa Dumarka Meesha Ciidagale iyo guudahaan dumarka somaliland
sidoo kale xidhibaanka ayaa waxa uu sheegay in ay madaxwaynaha somaliland warqad ugud bin doonan ay kaga hadlayaan inuu si deg deg ah madaxwaynuhu waxa ugaga qabto wasiirka falkaasi ku kacay
Geesta Kale Xildhibaan Nac Nac ayaa Xaal Siyaay cid kastoo ay taabatay Arinka uu ku kacay wasiirku waxaan uu sheegay inaan mar danbe arinka noocan oo kala Ahy dhacayn.