Raadgoob.com
War Deg Deg Ah : Magaalada Hargaysa Waxa Maanta ka dhacay Mudahaarad ku Saabsan Heshiiskii Dp World iyo Somaliland wada galeen..
March 15, 2018 - Written by admin

Magaalada Hargaaysa waxa saaka ka dhacay mudaharaado lagu taagerayo Heshiiskii ay Somaliland lagashay shirkada Dp world Ee laga leeyhay dalka imaaradka carabta dadkan saaka mudaharaadayay ayaa waxay markii danbe isugu tageen oo ay isgu miya shub teen goob fagaara halkaas oo ay kala hadleen masuuliyiin kala duwan oo dawlada ka tirsani Warka iyo wixii kasoo bax fahfaahintiisa goor dhaw filo

COMMENTS
Latest News