Raadgoob.com
Akhriso: Hamblayo Ku Socota Dhamaan Umada Muslimiinta Ee Caawa Ay U Curtay Bisha Ramadaan
May 16, 2018 - Written by admin

Dhamaan umada Muslimiinta Meelkastoo ay joogan Gaar Ahaan Umada Afka Soomaliga Ku Hadash Waxay shabakada Raadgoobnews.com Maamulkeeda Iyo Shaqaalaheeduba Ugu Hambalyaynayaan Munaasibada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Awgeed Waxaanan Leenahay Ilaahay Bishan Bisheeda Haynagu Gaadhsiyo Caafimaad Qab Iyo Bash Bash Iyo Barwaaqo

Inta Lagu Guda Jiro Bishan Barakaysan Ee Ramadaan Waxaan Idiin Soo Gudbindoon Barnaamijyo Taxne Ah

Oo Ku Saabsan Bishan Iyo Fadliga Ay Leedahay Wxaanan Idin Ka Haqab Tiri Doona Wixii Ku Saabsan Barnaamijyada Bisha Ramadaan

COMMENTS
Latest News