Raadgoob.com
Dhaqan Xumada Anshax Darada Idho La’anta Xukuumada Dhalin Yaro Fatahaad San Waali Aan Waxba Ogayn
June 12, 2018 - Written by admin

Waa dhaliyara isu Abaabulay Inay Sawiro Soo Galan Balse Aan Sawir soo gali Ee Uu Tafa Xayday inay dad badan lun sadaan oo ay iyaga ku daydaan waa dhalinyaro Rag iyo Dumar iskugu jira habluhu waxay xidhan yihiin dhar dhajis ah oo dhinacyada jeexan sidoo kale sida sawirka kaaga muuqata sawirka dharka ay xidhan yihiin oo ah mid midab kiisu madaw yahay oo aad moodo in ay ka soo dheegteen Ama Ay Kasoo Eeg Teen dhaqankii gaaladda Dharkan Ayay Xidha Yihii dhali yaradani ayaa waxa ay gaaladu xidhataa wakhtiyadan uu qof ka dhinto ama ay Xusayaan qof hore uga dhintay

hadaba dhalin yaradan sida Anshax xumada iyo fusuqaa Ah ee ay sawirada u galeen ayay wax ay haysteen maalmahanba barta ay dadku ku kulmaan ee facebook ma jirto ilaa hada cid ka hadashay Oo Ka Dhiidhiday xumaanta iyo fusuqa aya samaynayaa dhalin yaro isku sheegani haday tahay xukuunada gaar ahaan wasaarada diinta iyo aw qaafta iyo haday tahayba culimada dalka

waalidiinta dhalin yaradan gabdhaha iyo waiilasha isugu jira dhalay ayaa la odhan karaa iyaga qudhoodu kama war hayaan  ama waa ka mooge oo ma ogaba waxa ay samaynayaa dadkii ay dhaleen

sawir xumada iyo isu ee kaysiinta gaalad ayaa laga yaaba kuwa dhigooda Ah Ee arkay sawiradan inay kaga daydaan Oo Ay Noqoto wado u furan tay dhalin yarada kale oo aan sal keeda la gaadhi ka rin marka ay dheerato

Image may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 1 personImage may contain: one or more people, outdoor and nature

Haragysa Office

Maxamed Ducaale Cabdi

Raadgoobnews@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News