Raadgoob.com
Shabakada Raad-Goobnews.com Oo dhanmaal Hambalyaa U Dirtay Dhamaan Umada Muslimiinta Ah Gaar Ahaan Inta Af Soomaliga Ku Hadasha Munaasibada Ciida
June 14, 2018 - Written by admin

Hambalyo Hambalyo Dhamaan Umada muslimiinta Ah Oo Dhan Gaar Ahaan Umada Afka Soomaliga Ku Hadasha Waxaan ugu Hambalyay Naynaa Munaasibada Ciidul Fidriga Awgeed

Iyadoo ay dhamaatay bishii barakays Nayd Ee Kayrka Badnay Ee  Ramadaan SHabakada  RAADGOOBNEWS.COM  waxa ay sidoo kale Umahad celinaysaa Dhamaan Dadka Sida Joogtada Ah Ugu Xidha Ea Ugala Socoda Wararka Iyo Barnaamiydii Ugu Danbeeyay Hadaba Waxaanu Leenahay Dhaaman Umada Muslimiinta Ah Ciidan Ciideed Ilaahay Haynagu Gaadh Siiyo Bash Bash Iyo Barwaaqo Suuban Iyo Caafimaad Qab

 

COMMENTS
Latest News