Raadgoob.com
DEG DEG: Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Xasan cali Khayre Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirki Diinta iyo Awqaafta
July 9, 2018 - Written by admin

Wareegto goor dhaw ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Diinta iyo Awqaafta dowladda Soomaaliya Xassan Macalin Xusseen.

Wasiirka xilka laga qaaday ayaa ka mid ahaa Wasiiraddii lagu magacaabay isku shaandheyntii ugu danbeysay ee lagu sameeyay xukuumadda.

Xilka Wasiirka Diinta ayaa si ku-meel-gaar ah loogu magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir.

COMMENTS
Latest News