Raadgoob.com
DEG DEG: Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Madaxtooyada Kulan Kula Yeeshay Prof Ismaciil Buubaa + U Jeedka Kulan kooda
July 10, 2018 - Written by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo salaasa ah taariikhduna tahay, 10-07-2018 kulan gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

kulankaasi ayaa kusoo dhammaaday is afgarad, waxaana ay madaxweynaha iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta guud iyo horumarka qaranka.

 

 

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: one or more people and beard

Image may contain: 1 person

Sikastaba ha Ahaate Majito War Intan Ka Faah fahsan oo warbaahinta soo gadhay iyo duducda kulankan iyo wax  yaabihii laga wada hadlay oo ilaa hada aan si rasmiya loo ogayn

 

Maxamed Ducaale cabdi. Raadgoob.com

COMMENTS
Latest News