Raadgoob.com
“Maayarka Gabilay Wuu Naga Qabtay Warqadii Aan Xilka Kaga Qaadaynay” Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Gabilay Ayaa Sidaasi Sheegay
July 11, 2018 - Written by admin

Gabilay(Raadgoob.com)”Maayarka Gabilay Wuu Naga Qabtay Warqadii Aan Xilka Kaga Qaadaynay” Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Gabilay Ayaa Sidaasi Sheegay Xildhibaanada Ayaa Sheegay In Ay Maayar U Gudbiyeen Warqad Ay Xil Ka Qaadis Kaga Dalbanayaan

COMMENTS
Latest News