Raadgoob.com
DEG DEG DAAWO: Jubbaland oo ka hadashay sababta ay garoonka diyaaradaha uga celisay saraakiisha laga Soo diray Muqdisho
July 13, 2018 - Written by admin

Jubbaland(Raadgoob.com) Madaxweyne kuxigeenka  Jubbaland Mudane Max’uud Sayid Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay sababtay ay Jubbaland u amartay in ay Muqdisho ku laabato diyaarad Diyaaradii siday saraakiil uu hogaaminayay taliyaha cusub

COMMENTS
Latest News