Category: Sports

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

RAADGOOB(SPORTS) Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan ku soo dhawaada barnaamijkeena maalinlaha ah ee aan idin kula socodsiino...

Cristiano Ronaldo Ama Lionel Messi Dunida Oo Indhaha Ku Heysa Abaal Marinta Ballon d’Or Ay Habeen Dambe Bixin Doonto Majalada France Football Ee Ballon d’Or 2017.

Waxaa inooga hadhsan kaliya saacado kooban inaan ogaano xidiga ku guuleysan doona abaal marinta Ballon d’Or sanadka 2017, sheekada la xidhiidha loolanka loogu jiro...

Bayern Munich Oo Allainz Arena Ku Dubatay PSG, Corentin Tolisso Oo Laba Gool Dhaliyay Iyo Bavaria Oo Markeeda Ka Aarsatay Kooxda PSG.

HARGAYSA( RGN) Kooxda Bayern Munich ayaa markeeda ka aarsatay PSG iyada oo kooxda ree France 3-1 ugu garaacday Allian Arena. Bayern Munich ayaa qaybtii hore ee kulankan...

Florentino Perez In Toni Kroos & Lacag Kaash Ah Kusoo Qaato Xidiga Juventus Paulo Dybala.

  hargaysa(RGN) Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa iney diyaarineyso dalab waali ah oo ay ugu dhaqaaqeyso xidiga Juventus Paulo Dybala kaas oo ay sidoo kale ku...

Man City Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Gaadhay West Ham United, David Silva Oo Goolka Guusha Ugu Dabaal Degay Heshiiskiisa Cusub Iyo Sky Blues Oo Soo Ceshatay Hogaankii 8-da Dhibcood Ahaa Ka Hor Kulanka Manchster Derby .

hargaysa (RGN) sports Manchester City ayaa markale guul soo laabasho muhiim ah ka gaadhay kooxda West Ham United oo gool kaga hormartay waxayna kooxda Guardiola dib u...

Liverpool Oo Xasuuq Wayn U Soo Gaysaatay Kooxda Brighton,

HARGAYSA(RGN) Liverpool ayaa guul wayn oo aad xili ciyaareedkeeda muhiim ugu ah ka soo gaadhay kooxda garoonkeeda dhibta badan ku abuurta ee Brighton iyada oo Reds...

Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Liverpool Iyo Brigton

HARGAYSA(RGN) Liverpool ayaa guusheedii labaad oo xidhiidh ah iyada oo marti ah soo gadhay iyada oo 5-1 ku soo xasuuqday kooxda Brighton wuxuuna ahaa kulan ay...

Liiska Ciyaartoyda Ugu Fiican Ee Globe Soccer Award 2017 Oo La Shaaciiyay.

HARGASYA(RGN) Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay liiska musharaxiinta xidigaha sanadkan 2017 iskugu soo hadhay abaal marinta Globe Soccer Award oo sanad kasta la bixiyo...

Maxay England ka filaysaa Koobka Aduun?

HARGAYSA (RGN) Tababaraha kooxda England Gareth Southgate ayaa sheegay in kooxdiisa aysan koobka dunida iska aadi doonin iyadoon aan wax guullo ah ka keenin....

Martin Keown Oo Saadaaliyay Kooxda Guulaysan Doonta Man United & Arsenal

HARGAYSA (RGN) Arsenal ayaa Emirates Stadium ku soo dhawayn doonta Manchester United waana kulan saamayn wayn ku yeelan kara miiska kala saraynta Premier Leaque iyo...