Raadgoob.com
Mudaharaadyo iyo dibad baxayo ka socda congo
February 25, 2018 - Written by admin

Boqolaal ah taageerayaasha xisbiga talada hadaya ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, ayaa habeenimadii xalay iskugu soo baxay kaniisadda weyn ee badhtamaha magaalo madaxdada Kinshasa, iyaga oo ujeedadoodu tahay in ay hor joogsadaan bannaan bax mucaaradku qabanqaabinayo oo kaniisaddu taageersantahay.

Xubno ka tirsan garabka dhalinyarada ee u daacadda ah Madaxweyne Joseph Kabila, ayaa ku soo xoomay dhismaha kaniisadda iyagoo sheegaya in ay carqaladayn doonaan ducada Axadda oo la filayo in marka la dhameeyo ay dadka iskugu yimid socod mudaharaad ah ku maraan wadooyinka magaalada.

Kaniisadda Roman Kaatoliga ayaa noqotay cod xooggan oo mucaarad ku ah ku sii dheganaanta awoodda aan dastuurka waafaqsanayn ee

 

COMMENTS
Latest News