Raadgoob.com
Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo maanata si kadisa Ah gurigiisa Magaalada dubay ugu Booqday madaxwaynihii hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo
March 16, 2018 - Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo

ku jooga dalka Imaaradka carabta ayaa waxaa uu saaka guriga uu magaalada Dubai ka degan yahay ku soo booqdey madaxweyinihi hore ee Somaliland Axmed Siilanyo

COMMENTS
Latest News