Raadgoob.com
War Deg Deg Ah Daawo : Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta La Hor Keenay Mooshin Ka Dhan Ah Maayarada Dalka Iyo Ku Xigeenadooda
March 20, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa maanta la hor keenay

mooshin ka dhan ah  mayarada dalka kaas oo  wax ka bedel lagu sameyn doono codka lagu ridaayo maayarada iyo ku xigeenada dalka .

Mooshinkan oo loo gudbiyey la taliyaha sharciga ee golaha wakiiladu waxaa uu saaka dib ugu soo celiyey xildhibaanada golaha isaga oo sheegay in mooshinkaasi uu yahay mid sharci ah

COMMENTS
Latest News