Raadgoob.com
Daawo: Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Kuraacsanayn Xisbiga Waddani Kalsoonidaa Ay Kala Noqo Deen Komiishanka Toorashooyinka Somaliland
March 22, 2018 - Written by admin

Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in aanay xisbiga Waddani kuraacsanayn go’aankooda ay kalsoonida kagala noqdeen guddida doorashooyinka Somaliland.

Guddoomiye faysal ayaa intaa raaciyey in ay iyagu horeba u arkeen qaladaadka ay komishanku galeen balse imika aanay ahayn wakhtigii kuhaboonaa ee kalsoonida lagala noqon lahaa balse ay kuhabboonayd in goor horeba laga hadlo arrintan.

COMMENTS
Latest News