Raadgoob.com
DEG DEG DAAWO:Prof Buubaa Oo Ka Hadlay Kulankii dhex maray madaxwayne muuse biixi iyo Wax yaabihii ay ka wada hadleen
July 16, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Prof Ismaciil Hurre Buubaa ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu faah faahin ka bixiyey kulankii dhex maray isaga iyo madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi

Prof Buubaa ayaa sheegay in ay Madaxwaynaha ka wadahadleen  Arimo Ay Kamid Yihiin shan qodob oo uu sheegay inay u aragnay muhiim

 

1;Dagaalka Ceel Afweyn.

2;Shirkii Garxaajis

3;Dagaalka Tuko-raq .

4;Wada hadalka Somaliland Iyo Somaliya

5.Isbedelada Geeska Africa ka socda gaar ah ahaan isbedelka Itoobiya ka socda

Prof Buuba ayaa hadalkiisa siiwatay waxaana uu fahfaahin kabixiyay Wada hadalka iyo sida uu u dhacay

ee ay qodobadan isula meel dhigeen

COMMENTS
Latest News