Raadgoob.com
Diyaaraddii labaad Oo Magaalada Asmara u duushay Ee Dalka Eritrea Yadoo Ka Duushay magaalada Addis Ababa Ee Itoobiya
July 18, 2018 - Written by admin

Diyaaraddii labaad ee rakaab ah ayaa ka duushay magaalada Addis Ababa iyadoo ku sii jeeda magaalada Asmara, ka dib markii ay aad u bateen dadka danaynaya in ay Asmara indhaha ka soo qaadaan, sida ay ku warramayso wakaaladda wararka ee AFP.

Waxayna soo bandhigtay sawir dad saaran diyaaraddii koobaad ee muddo labatan sano ah labada caasimadood u kala safarta, taas oo goor dhaw caga dhigatay Asmara.

View image on Twitter

View image on Twitter

AFP Africa@AFPAfrica

Champagne and selfies aboard first commercial flight in a generation between Ethiopia and Eritrea. Demand so great that Ethiopian Airlines scheduled a 2nd flight that took off just 15 mins later. @AFP

Warbixin

COMMENTS
Latest News