Raadgoob.com
Daawo: Madaxwaynaha Muuse Biixi Oo Dardaaran Iyo Talooyin Qiimo Badan Siiyay Ardayda Dhamaysatay Jaamacada Camuud + Balan Qaadana U Sameeyay
August 5, 2018 - Written by admin

Boorama(Raadgoob.com) Madaxwaynaha Muuse Biixi Oo Dardaaran Iyo Talooyin Qiimo Badan Siiyay Ardayda Dhamaysatay Jaamacada Camuud + Balan Qaadana U Sameeyay

Sidoo Kale Madaxwayne biixi Ayaa Waxa Uu Fariin U Diray Dadka Reer Somaliland Isaga Oo Ugu Baaqay Inay Ilaa Liyaan Dadka Ajaanibkaa Ee Ku Dhex Nool Sidoo kalena fariin u diray dawlada itoobiya isagoo ugu baaqay inay dhibaatada ka jirta jigjiga nabad ku soo dabaalan

COMMENTS
Latest News