Raadgoob.com
WAR DEG DEG AH: Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar uu xilkii iska casilay + Yaa Ku Ka Lifay Is Casilaada
August 6, 2018 - Written by admin

Wararka inaga soo gaaraya dalka Itoobiya waxay sheegay in madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar uu xilka iska casilay.

Waxaa madaxweynaha cusub loo magacaabay Axmed Cabdi Sheikh Maxamed.

Wasiirka warfaafinta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Cabdi Maxamuud uu xilka iska casilay.

Balse wuxuu ku adkaystay wasiirka in Cabdi Cumar uu xilka wareejiyay.

Related image

Maxamed Ducaale Cabdi, Raadgoob.com

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News