Raadgoob.com
Daawo: Maamulka Khaatumo Oo Walaac Ka Muujiyay Wada Hadlkii Iyo Heshiiskii Somaliland Iyo Yaga U Socday
August 8, 2018 - Written by admin

Madaxwayne ku Xigeenka Khaatumo maxamuud c/laahi Caano nuug ayaa waxa uu ka hadaay arimo doora oo ay kamid yihiin qarixii dhawaan ka dhacay magaalada buuhoodle waxaana uu qaraxaasi ku tilmaamay mid arxan daro ahaa balse ilaa hada ayaa baadhis tiisi ku jiraan iyo cida ka danbaysay waxaan uu sheegay inaanay imaka cid gaara ku deedaynaynin oo ay ka fiirsanayaan baadhistiisa sidoo kale marlawaydiiyay madaxwayne ku xigeenka khaatumo ee daynta uu madaxwayne ku xigeenka puntland ku eedeyay qaraxaas somaliland sida uu u arako ayaa waxa uu kaga jawaabay qof Siyaasadiisa ka fakarayaa maaha inuu cid gaara eedeyo laakin hadalkan uu sheegay waa iska hadlaw ina higare ayaa u ku sheegay hadalkaas madaxwayne ku xigeenka puntland  Sidoo kale mar waxa laga waydiiyay Mr; Caana Nuug heshiiiskii somaliland iyo khaatumo wadagaleen halka uu maraayo waxa uu yidhi Arinka heshiiskaasi waa fadhiid walina way fadhidaa wixii la doonayay in laysla gaadho iyo hawlihii la waday wali lays lama gaadhin waxaanad mooda in ay ka caga jiidayaan dhinaca somaliland balse khaatumo hashiiskaa ilaa hada waa uu diyaar hadalkiisa uu sii watay madaxwayne ku xigeenka khaatumo waxaana uu sheegay inuu saamayn ku yeelanaayo isbadalka ka socda dalka itoobiya iyo walibana ka ka socda kilka soomalida itoobiya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warakan 

COMMENTS
Latest News