Raadgoob.com
Daawo: maayirka Caasimaa Hargaysa iyo masuuliyiin ka mid ah golaha deegaanka Caasimada Oo Maanta dhagax dhigay wadooyin ay ka mid yihiin xaafadaha maxamuud haybe iyo maxamed Mooge
August 8, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com): maayirka Caasimaa Hargaysa iyo masuuliyiin ka mid ah golaha deegaanka Caasimada Oo Maanta dhagax dhigay wadooyin ay ka mid yihiin xaafadaha maxamuud haybe iyo maxamed Mooge Maayirka  ayaa waxa uu sheegay in qalbkii dawlada hoose shaqalaan uu u fadhiyo taasna ay sababtay inay xaafaduhu soo diyaarin waayan dhaqaalihii ay ku dar sanlahaaye marka wadada loo dhisaayo

COMMENTS
Latest News