Raadgoob.com
Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo
August 11, 2018 - Written by admin

Ceerigaabo(Raadgoob.com) Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Wasiirka Ayaa Ilaa Hada Aan La Ogayn u jeedkiisa magaaladaasi

balse mar ay waraahintu isku dayday in waxa laga wadydiiyo ujeedka socdaalkiisa ceerigaabo ayaa uu diiday wasiirku su’aalihii la waydiin lahaa laakin waxaa uu wasiirku balan qaaday oo kaliya inay kulamo yeelan doona madaxda gobalka maamlama soo socda

COMMENTS
Latest News