Raadgoob.com
Daawo: Cilaaminta Dagaal Kicin iyo qalaase bulsho oo ay horseed u yihiin odayaasha beeshe gabooye oo maanta magaalada hargaysa kaga dhawaaqay
August 12, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob,com) Cilaaminta Dagaal Kicin iyo qalaase bulsho oo ay horseed u yihiin odayaasha beeshe gabooye oo maanta magaalada hargaysa kaga dhawaaqay

Isku dayashada Odayaasha iyo madax dhaqameedka Somaliland oo mudooyinkii ugu danbaysay isa soo taraysay magaalada hargaysa waxa maanta kulan warbaahineed ku qab saday Beesha Gabooye iyadoo u jeedka kulankas ay saxaafada u qabteen uu daranaa cilmaaninta dagaal iyo qalalaase kicin bulusho iyo sidoo kale shir ay ku dhawaaqen oo ay ka ikhtiraacen shirkii dhawaan buurta gacan libaax ugu soo dhamaaday beesha garxajis beeshan gabooye ayaa yaduna sheegtay inay shirkan ay maanta ku dhawaaqday uu yahay mid ay kaga tashanayso ayaa beesha gabooye                       Sidoo kale Madax dhaqameedkan ayaa waxaa ay ku hanjabeen in ay sameysan doonan jabhad dagaalanta

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamays Tiran

 

COMMENTS
Latest News