Raadgoob.com
Daawo: Khilaafka U Dhaxeeyay Maamulka Jubbaland Iyo Dowlada Dhex Ee Soomaaliya Oo Cirka Isku Shareeray Madaxweynaha Jubbaland Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Dowlada Dhaxe
August 15, 2018 - Written by admin

Mudane Axmed Max’ed Islaam Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay safar uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa, isagoo dhinaca kale ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay dowladda dhexe oo ay ugu danbeeysay taliyeyaashii dhawaan lasoo magacaabay. Madaxwaynaha Jubbaland Ayaa Sidoo kale dhaliilo u jeediyay dowlada dhexe ee soamaaliay isaga oo sheegay inay Farmaajo ku fashilamatay amniga iyo ilaailnta xuduudaha dalka

COMMENTS
Latest News