Raadgoob.com
” Ninkaa Wasiirka Maaliyada Somaliland Ah Ee i caayay Anigu Caayi Maayo” Taliye Caare Oo U Jawaabay Wasiirka Maaliyada
August 19, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com)” Ninkaa Wasiirka Maaliyada Somaliland Ah Ee i caayay Anigu Caayi Maayo” Taliye Caare Oo U Jawaabay Wasiirka Maaliyada Somaliland Sidoo kale taliye caare ayaa waxa uu ka hadlay halka uu imka joogo waxaan uu sheegay inuu bari taale qaban doono kulan warbaahineed isaga oo sheegay inuu xadhiga ka jaraayo Salidhigii uu sheegay inay puntland siisay oo uu dagi doono

COMMENTS
Latest News