Raadgoob.com
Daawo: Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Barbara Oo Laba Dhinac U Kala Jabay + Hadalo Ay Warbaahinta Isu Marinayaan
September 12, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Barbara Oo Laba Dhinac U Kala Jabay + Hadalo Ay Warbaahinta Isu Marinayaan Ganacsade cali ibraahim ciise Cali Waraabe Oo Ka Jawaabay Eedo uga yimi ganacsatadii kale ee ay heshiiska ku wada jireen iyaga oo sheegay inuu dhinaca xukuumada la saftay

COMMENTS
Latest News